Skip to main content

Goobaha shaqada iyo jadwalada

Hordhac

Bogagga soo socdaa waxay sharxayaan aagagga shaqada aasaasiga ah (goobaha dhismaha markaas lagawado  ee shaqaaluhu ay ku shaqayn doonaan  ayna yaalaan mashiinada waaweyn) oo ay la socdaan jadwalka aag kasta, si aad u ogaato waxa aad filan karto haddii aad ku safraysid aagga ama aad ku nooshahay ama aad ka shaqeyso meel u dhow.