Skip to main content

Mashruuca oo kooban

Mashruucani maxaa kujiro?

Waxyaabaha  muhiimkaa ee wadada SR 509, I-5 ilaa 24th Ave S -iyo mashruuca  wadada dagdagaa waxaa kamid ah:

  • Dib udhiska  iswaydaarka  wadooyinya I-5/SR 516
  • Dhismaha waddo cusub oo garabsocoto I-5, tasas oo kuxireyso wadada SR 509 wadada Veterans Drive ee Kent.
  • Bixinta marin cusub oo loo maro Veterans Drive iyo haad cusub oo woqooyi u socota oo I-5 ah oo u dhaxaysa isweydaarsiga SR 516 iyo iskuxidhka  cusub ee wadooyinka  I-5/SR 509.
  • Dhisida buundada cusub ee  wadada South 216th ee laga kordhisayo I-5
  • Dhisidda gidaarada dhawaqa celiyo oo cusub iyo  dheereynta derbiyada hadda jira.
  • Dhisidda waddooyin cusub oo isku xira I-5 iyo SR 509 iyo maylka ugu horreeya ee  wadada  cusub ee dagdaga ee SR 509 Expressway
  • Dhisida iswaydaarka cusub ee wadada 24th Ave S.

Jadwalka mashruuca

Mashruuca wadada dagdagaa ee SR 509, I-5 ilaa 24 Ave South waa qandaraaska   dhismaha ee labaad heerka koowaad B( stage 1b) ee dhameystirka mashruuca wadada SR 509. Dhismahu waxuu bilaaban dhamaadka 2021 waxuuna dhamaan 2025 dhexdisa. Waaxda gaadiidka gobolka Washington ayaa dhameystirayso mashruuca dhameystirka wadada SR 509 iyadoo kudheystireyso qandaraas dhisme oo saddexaad ( stage 2) heerka labaad inta udhaxeyso sanadada 2024 iyo 2028. Marxaladda 1a, oo ay ku jirto buundada cusub ee SR 99 ayaa hadda la dhisayaa iyada oo qayb ka ah Mashruuca Tareenka Fudud ee Sound Transit  lagu gaarsiinayo Federal Way .

Qandaraasluhu waxa uu soo gebagebaynayaa nashqadeynta waxana uu bilaabi doonaa dhismaha sanadkan (2021). Dhismaha weyn wuxuu bilaaban doonaa 2022 wuxuuna qaadan doonaa ilaa afar sano in la dhamaystiro.
Qandaraasluhu waxa uu soo gebagebaynayaa nashqadeynta waxana uu bilaabi doonaa dhismaha sanadkan (2021). Dhismaha weyn wuxuu bilaaban doonaa 2022 wuxuuna qaadan doonaa ilaa afar sano in la dhamaystiro.