Skip to main content

Maxaa xiga?

Maxaa xiga?

Deyrtan, qandaraaslahayagu wuxuu ka bilaabi doonaa shaqada I-5 iyo Kent-Des Moines Road, ee hoos mara  I-5. Shaqada hore waxaa ka mid ah u wareejinta haadadka ama leemanka I-5 dhanka konfureed dhanka dhexe si shaqaaluhu ay u balaariyaan buundada koofurta I-5 ee dulmarta wadada Kent-Des Moines. Dhismuhu wuxuu dardar gali doonaa horaanta 2022 iyadoo shaqaaluhu bilaabayaan shaqada buundada cusub ee South 216.