Skip to main content

Qorshaha Guud ee Jidka SR 167 – Ra’yigaaga nala wadaag

Waxaan rabnaa inaan jawaab kaa maqalno!

Waaxda Gaadiidka Gobolka Washington (WSDOT) waxay jeclaan lahayd inay wax ka ogaato habka iyo sababta aad ugu safarto Waddada Gobolka (SR) 167. Gaar ahaan, WSDOT waxa ay xiisaynaysaa in ay wax ka ogaato socdaal kasta oo ka dhaca jidka weyn ee SR 167, isbarbar yaalka fursadaha gaadiidka (Sounder, tareenka fudud, ama gaadiidka kale) ama hal mayl u jira SR 167. Waxaan rabnaa in aan kaa maqalno haddii aad ku nooshahay, shaqeyso , ama u socdaasho aaggan.

  1. Fadlan buuxi sahan 10-daqiiqo ah.
  2. Jawaabahaaga sahankaan gabi ahaanba waa qarsoodi oo wax macluumaad ah laguguma xidhiidhin karo.
  3. Sahankan waa ikhtiyaari, oo waad ka wareegsan kartaa su'aalaha ama waad ka tagi kartaa sahankan wakhti kasta.
    Waxaan la wadaagi doonaa natiijooyinka sahankan hogaamiyayaasha bulshada iyo go'aan-gaarayaasha si aan u gaarno go'aamo xog ogaal ah ee ku saabsan bushadeena.

Xagee ku nooshahay Fadlan dooro magaalada ama aagga aad ku nooshahay ama u dhow. Haddii aadan ku noolayn SR 167 aagga Master Plan-ka daraasadda, fadlan dooro mid ka mid ah kuwa ka baxsan aagga daraasadda.

Waa maxay qaababka ugu muhiimsan ee aad ku marto marinka SR 167? (Dooro dhammaan kuwa ay khuseeyso)

Fadlan dooro meelaha aad u safarto ugu yaraan toddobaadkiiba (Dooro dhammaan kuwa ay khuseeyso).

Waa maxay sababta ugu badan ee aad ugu safarto marinka SR 167?


Qayb ka mid ah hadafka Master Planka SR 167 waxay sheegaysaa in WSDOT ay tilmaami magacaabi doonto xalalka dhow, dhexe, iyo muddada fog ee loogu talagalay in lagu fududeeyo dhaqdhaqaaqa dadka ugu safra SR 167 shaqada, iyo dugsiga labadaba, safarada kale ee muhiimka ah iyo kuwa aan muhiimka ahayn. safarrada, iyo alaabooyinka taageera dhaqaalaha.

Natiijooyinka gaadiidka noocee ah ayaa sida ugu wanaagsan faa'iido ugu leh safarkaaga marinka SR 167? (Dooro saddexda door ee ugu sarreeya)


Waxaan jeclaan lahayn inaan ku waydiino su'aalaha tirakoobka. Su'aalahani waxay WSDOT ka caawinayaan inay hubiyaan inaan ka dhageeysanno koox dad ah oo matalaysa bulshada. Su'aalahani waa ikhtiyaari. Jawaabahaaga dhammaan su'aalaha sahanka, iyo su'aalaha tirakoobka ee soo socda, waa qarsoodi waxaana lagu ururin doonaa jawaabaha jawaab-bixiyeyaasha kale ee aan la garanayn si loo aqoonsado isbeddellada iyo qaababka.

Sidee isku aqoonsataa?

Meeqa sano ayaad jirtaa?

Marka lagu daro naftaada, imisa qof ayaa ku nool gurigaaga?

Ma kiraysataa ama ma leedahay gurigaaga?

Ma ka heli kartaa baabuur shaqaynaya guriga?

Sidee isku aqoonsantaa? (Dooro dhammaan kuwa ay khuseeyso)

Waa maxay wadarta dakhliga qoyskaaga sanadka 2021, cashuurta ka hor?

Maxaa sida ugu fiican u qeexaya heerka shaqadaada? (Dooro dhammaan kuwa ay khuseeyso)

Ma leedahay naafo?

Luqadee ayaad guriga kaga hadashaa? (Dooro dhammaan inta ay khuseeyso)

+ 2 = 5