Sideen ku garawsanay taladii qabyada ahayd?
Laga soo bilaabo falanqaynta iyo jawaab celinta hawl galeyaasha iyo xubnaha bulshada ee saddexda xaaladood ee la sifeeyey, kooxdu waxay aqoonsatay mashaariicda ama xeeladaha faa’iidada ugu weyn leh waxayna naga caawiyeen inaan gaarno yoolalka Qorshaha Guud ee Jidka SR 167. Mashaariicdaas iyo xeeladahaas waxay ku jiraan talo-bixintayada qabyada ah.
Daraasadda Qorshaha Guud ee Jidka SR 167 ee kama dambaysta ah ayaa la sii deyn doonaa Juunyo waxayna faahfaahin doontaa Talooyinka u dambeeya iyo natiijooyinka.

