Skip to main content

Guriga furan ee CACC – Taariikhda

Waxa aanu ogaanay in safmarku uu saamayn wayn ku yeeshay socdaalka cirka. Macluumaadka taariikhda hore iyo qaabayntu waxay muujinayaan in hoos u dhaca dalabka socdaalka cirku ay tahay kumeel gaadh, oo dalabku uu kordhi doono mudo kadib. Iyada oo laga duulayo dalabka iyo qaabaynta wakhtigan, dalabka duulimaadyada rakaabka iyo kaargooda ayay kordhi doonaan inta ay qaadaan mustaqbalka dhaw.

Aviones comerciales despegando en el Aeropuerto Internacional de Seattle-Tacoma
Credit: Port of Seattle

Maxaad u aragtaa?

Hadii lagu odhan lahaa kala dooro ikhtiyaarada soo socda, kee ayaad dooran lahayd?

Gudiga Isku Dubaridka Gaadiidka Cirka ee Ganacsiga ah (Commercial Aviation Coordinating Commission, CACC) oo waxay dhaqan geliyeen xeerarka lagu hagayo talooyinka Xeer Djinta. Fadlan muuji sida shakhsi ahaan ay xeerarkani kuugu muhiim yihiin.

  • Talooyinku waxay wax u taraan bulshada balaadhan.
  • Talooyinku waa inay noqdaan kuwo dhaqaale ahaan macquul ah.
  • Talooyinku waa inay deegaanka u wanaagsan yihiin.
  • Talooyinku waa inayna saamayn xun ku yeelan bulshooyinka taariikhiyan laga sadbursaday.
+ 2 = 5