Skip to main content

Maxaa Xiga

Maxaa Xiga

Xagaaga 2022, WSDOT waxay bilaabi doontaa habka horumarinta soo jeedinta, iyadoo raadinaysa kooxo qandaraasleyaal ah oo u qalma, ee SR 509, 24th Avenue South ilaa South 188th Street – New Expressway Project. 2023, WSDOT waxay dooran doontaa qandaraasle wax-dhis ah kaas oo dhamaystiri doona nashqada ugu dambaysa horraanta 2024 oo bilaabi doona dhismaha dabayaaqada 2024.