Skip to main content
WSDOT online open houses

Ka war haay

Fikirkaada nala wadaag

Ma jeclaan lahayd jawaab?

+ 2 = 5

Naga caawi in aan wax badan ka ogaano cidda ka mid ah bulshadeena si aan si wanaagsan ugu adeegno dhammaan bulshadeena!
Buuxi sahamintan tirakoobka.


Taladaada waa inoo muhiim waxaanan soo dhawaynaynaa talooyinka dadwaynaha inta uu socdo mashruuca. Haddii aad wax su'aalo ah qabtid wakhti kasta, waxaad mar walba kala xidhiidhi kartaa kooxdayada 206-225-0674 ama SR509Construction@wsdot.wa.gov.

Sida ugu fiican ee aad ula socon karto waxyaabaha ku saabsan hawlaha dhismaha waa in aad raacdo shabakadaha bulshada ee WSDOT oo la xidhiidho warsideyaashayada saddex biloodlaha ah, oo lagu heli karo af ingiriis.

Ciwaanka VI Ogeysiiska Dadweynaha

Waa siyaasadda Waaxda Gaadiidka Gobolka Washington (WSDOT) si ay u xaqiijiso inaan qofna, iyadoo loo eegayo jinsiyadda, midabka, asal qaran, sida uu dhigayo Ciwaanka VI ee Xeerka Xuquuqda Madaniga ah ee 1964, laga saarayo ka-qaybgalka, loo diido faa'iidooyinka, ama si kale loogu takooro mid ka mid ah barnaamijyadeeda iyo hawlaheeda. Qof kasta oo aaminsan in lagu xadgudbay ilaalintiisa ciwaanka VI, waxa uu u dacwoon karaa xafiiska sinnaanta iyo xuquuqda madaniga ah (OECR). Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan nidaamka cabashada Title VI iyo/ama macluumaadka ku saabsan waajibaadyadayada takoor la'aanta, fadlan kala xidhiidh Iskuduwaha Ciwaanka VI ee OECR (360) 705-7090.

Xeerka Macluumaadka Dadka maraykanka naafada qabo (ADA)

Macluumaadkani waxaa lagu heli karaa qaab ka duwan adiga oo iimayl ugu soo diraya Xafiiska Sinaanta iyo Xuquuqda Madaniga ah wsdotada@wsdot.wa.gov ama adoo wacaya khadka bilaashka ah, 855-362-4ADA (4232). Dadka maqalka naafada ka ah ama maqalka ku adagyahay waxay samayn karaan codsi iyagoo wacaya Gudbinta Gobolka Washington 711.