Waxaan rabnaa inaan jawaab kaa maqalno! Wadaag fikirkaada ku saabsan qorshaha la soo jeediyay ee Jidka SR 167 Waxaan jeclaan lahayn inaan ku waydiino su'aalaha tirakoobka. Su'aalahani waxay WSDOT ka caawinayaan inay hubiyaan inaan ka dhageeysanno koox dad ah oo matalaysa bulshada. Su'aalahani waa ikhtiyaari. Jawaabahaaga dhammaan su'aalaha sahanka, iyo su'aalaha tirakoobka ee soo socda, waa qarsoodi waxaana lagu ururin doonaa jawaabaha jawaab-bixiyeyaasha kale ee aan la garanayn si loo aqoonsado isbeddellada iyo qaababka. Sidee isku aqoonsataa? Dooro dhammaan kuwa ay khuseeyso Nin Naag Aan binary ahayn, jinsiga aan waafaqsanayn, jinsiga doorsoon, ama jinsiga kale ee aan halkan ku jirin Meeqa sano ayaad jirtaa? 18 ka yar 18-24 25-34 35-44 45-54 55-64 65-74 75 iyo kaweeyn Marka lagu daro naftaada, imisa qof ayaa ku nool gurigaaga? 1 2 3 4 5 6 ama ka badan Ma kiraysataa ama ma leedahay gurigaaga? Kiro Iska leh Hab kale (fadlan sheeg) Ma ka heli kartaa baabuur shaqaynaya guriga? Haa Maya Sidee isku aqoonsantaa? Dooro dhammaan kuwa ay khuseeyso Hindida Mareykan ama Dhalad Alaska Aasiyaan ama Aasiyaan Ameerikaan Madow ama Afrikaan Ameerikaan ah Hisbaanik ama Latino Dhaladka Hawaii ama Jasiiradaha Baasifigga Caddaan Halkan kuma qorna (fadlan noo faahfaahi) Waa maxay wadarta dakhliga qoyskaaga sanadka 2022, cashuurta ka hor? In ka yar $25,000 $25,000 ilaa $49,999 $50,000 ilaa $74,999 $75,000 ilaa $99,999 $100,000 ilaa $149,999 $150,000 iyo ka badan Ma garanayo Maxaa sida ugu fiican u qeexaya heerka shaqadaada? Dooro dhammaan kuwa ay khuseeyso Shaqeeya, ka shaqeeya meel ka baxsan guriga oo u safra shaqada 3 maalin ama ka badan todobaadkii Shaqaalw, ka shaqeeya meel ka baxsan guriga oo u safra shaqada 2 maalmood ama ka yar todobaadkii (tusaale, shaqada teleefoonka, shaqada isku-dhafka ah, iwm.) Shaqaale, guriga ka shaqeeya Guri-jooge Arday (buuxa ama wakhti dhiman) Ka rqseeystay Aan awoodin inuu shaqeeyo (naafo darteed, daryeelka xubin qoyska ka mid ah, iwm.) Mid kale (fadlan sheeg) Ma leedahay naafo? Haa Maya Luqadee ayaad guriga kaga hadashaa? Dooro dhammaan kuwa ay khuseeyso Carabi Cantonese Ingiriis Kuuriyaan Mandarin Ruush Soomaali Isbaanish Tagalog Vietnamese Kuwa kale (fadlan noo faahfaahi) Ma dad baad tahay? + 2 = 5