Skip to main content
WSDOT online open houses

Macluumaadka safarka

Isticmaal ilaha macluumaadka hoos ku xusan si aad u safarto inta lagu guda jiro shaqada weyn ee waddada I-5. 


Qorsheeyeyaasha Safarka (Trip Planners) – Qorsheeyso inaad raacdo gaadiidka dadweynaha adigoo kaashanaya qorsheeyeyaashaan safarka.
 Seattle Miyaad u socotaa? Halkan ka bilow:

Digniinaha adeega – Hel wararka dib u dhacyada iyo wado beddelka ama xirnaanshaha waddada laga yaabo inay saameeyaan gaadiidka dadweynaha.


Bogga King County ee qiima dhimista gaadiid raaca—Hel macluumaad ku saabsan qiimaha gaadiidka dadweynaha lagu raaco oo la dhimay, u qalmitaanka, iyo sida la isu diiwaan geliyo.  

Adeegyada Khariidadaha – Ogow kahor intaadan bixin.
Hubi jidkaada horay-na u qorsheeyso.
Fiiro gaar ah, WSDOT ma maamusho macluumaadka ku jira abyada (apps) gacan saddexaad.