
Khariidadda waddada I-5 oo muujinaysa goobta shaqada iyo haadad dhimista iyo xirnaanshaha baaxadda leh sanadka 2025 oo lagu muujiyey casaan.
Fiiro gaar ah: Shaqada waxay ku xirantahay cimilada, sidaas darteed jadwalka iyo faahfaahinta way is baddeli karaan.

Marka waddada I-5 ee ku wajahan waqooyiga la xiro dhammaadka todobaadka 18-ka-21-da Luulyo iyo 15-ka-18-ka Agoosto, dadka waxay u isticmaali doonaan haadadka deg dega ah si ay u sii wataan safarkooda dhanka waqooyiga ee bartamaha magaalada Seattle, ama waxay isticmaali doonaan I-90, Edgar Martinez Drive, ama bixitaannada Dearborn, James, iyo Madison si ay u galaan bartamaha magaalada Seattle.