Skip to main content
WSDOT online open houses

Ku xirnow

شعار لجنة النقل بولاية واشنطن

Gudiga wuxuu ka hadlayaa isbadelada suurtogalka ah ee jidka lacag bixinta ee wadada I-405/SR 167 ilaa gu’ga 2025.

Waxaan kugu casuumaynaa inaad raacdid wada hadalka illaa kulamada fogaan aragga, kuwaasoo lagu qabto Zoom oo laga baahiyo tooska TVW.

Fiiri liistada Kulamada Gudiga 2024

Hel macluumaad

Wadaag imaylkaaga si loogu daro liiska ajendaheena iyo qeybinta dulmarka kulanka

Nagaga taxnaw Facebook iyo LinkedIn

Naga soo booqo onlaynka wstc.wa.gov