Fikradaada ayaa WSDOT ka caawin doonta inay kala saarto ikhtiyaarada naqshadaynta mashruucan.
- Ka qeybgalinta dadweynuhu waxay sii socon doontaa ilaa 2025.
- Dhismaha mashruuca SR 99/S 272nd St ilaa SR 516 Agagaarka – Laamiyeynta iyo U-hoggaansanaanta Sharciga Maraykanka ee Naafada (Americans with Disabilities Act, ADA) oo ay ku jiraan hagaajinta muddada dhow ayaa la filayaa inuu bilaabmo 2026.
Waad ku mahadsan tahay booqashadaada bandhiga furan ee onlaynka ah!
Fadlan kala xidhiidh Amber Stanley wixii su’aalo ah Amber.Stanley@wsdot.wa.gov ama 206-817-8833.
Adeegyada caawimaada luuqada
Haddii ay kugu adag tahay fahamka Ingiriisiga, waxaad, si lacag la'aan ah, u codsan kartaa adeegyada caawimaada luuqada macluumaadka Waaxdan adiga oo wacaya (360) 705-7090, ama noogu soo dir iimayl: TitleVI@wsdot.wa.gov
Ogaysiis Dadweyne ee Title VI
Waa xeerka Washington State Department of Transportation (WSDOT) si ay u xaqiijiso inaan qofna, iyadoo loo eegayo isirka, midab, ama wadanka u dhalasho, sida uu dhigayo Xeerka Xuquuqda Madaniga ee Title VI ee 1964 (Title VI of the Civil Rights Act of 1964), laga saarayo ka qaybgalka, loo diidi karo faa'iidooyinka, ama aan si kale loogu takoorin mid ka mid ah barnaamijyadeeda iyo hawlaha ay dawlada dhexe bixiso. Qof kasta oo aaminsan in xuquuqdiisa Title VI la jebiyay, wuxuu u gudbin karaa cabasho Xafiiska u Sinaanta Fursadaha (Office of Equal Opportunity, OEO) ee WSDOT. Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan nidaamka cabashada Title VI iyo/ama macluumaadka ku saabsan waajibaadyadayada takoor la'aanta, fadlan kala xiriir Isku duwaha Title VI ee OEO 360-705-7090.
Macluumaadka Xeerka Naafanimada Maraykanka (Americans with Disabilities Act, ADA)
Agabkan waxa lagu heli karaa qaab ka duwan adiga oo iimaylka ugu soo diraya Xafiiska Fursadaha Loo Simanyahay wsdotada@wsdot.wa.gov ama adoo ku wacaya lacag la'aan 855-362-4ADA (4232). Shakhsiyaadka maqalka laama maqalku ku adag yahay waxay samayn karaan codsi iyagoo wacaya Gudbinta Gobolka Washington (Washington State Relay) ee 711.