Skip to main content

Guriga furan ee CACC – Ku xidhnaw

CACC waxay miisaan culus siin doontaa mudnaan macluumaadka shacabka marka ay bixinayso talo Waxa aanu sii wadi doonaa qabashada guriga furan oo online ah kahor inta aanaan talooyinka mustaqbalka bixinin.  Waxa aad la socon kartaa shaqada CACC adiga oo booqanaya websaytka CACC, oo isku duwaan gelinaya wargelinta wixii macluumaad ah ee ugu danbeeya ee mashaariikhda.

Waxa aad sidoo kale aad imin kartaa si aad macluumaadka ula socoto kulanka CACC. COVID dartiis, kulamadan waxaa lagu qabtaa online ahaan, iyo weliba mustaqbalka la ogyahay. Waxaa jiri doona 15 daqiiqo oo dadku kaga dhiiban doonaan fikirkooda bilawga kulanka Gudi kasta. Sidoo kale, guudmarka kulanka oo lasoo koobay ayaa lasoo gelin doonaa websatka CACC ee dhamaan kulamadeeda.

La wadaag fikirkaaga

+ 2 = 5