La wadaag fikirkaaga Waxaan idinla wadaagnay waxaa an u aragno in ay wanaagsan yihiin oo kusaabsan mashruuca iyo hadda waxaan jecelnahay in aan kugu martiqaadno in aad la wadaagto fikradahaaga iyo aragtidaada adigoo isticmaalaya sanduuqa qoraalka ee hoose. Jawaab celintaada waxaa lala wadaagi doonaa hoggaanka mashruuca iyo kooxda naqshadeynta. Haddii aad rabto in aad hesho jawaab toos ah, fadlan sidoo kale ku dar macluumaadka xiriirka ee soo gudbintaada. Su'aalaha inta badan la isweydiiyo iyo mawduucyada faallooyinka ayaa la ururin doonaa oo la soo gudbin doonaa ka hor bisha Luulyo 31, 2022. Buuxi boggan si aad dib ugu soo laabato oo aad u aragto waxa maskaxda bulshada ku jira iyo sida WSDOT ay ugu dari doonto aragtidaada inta aan ku sii socono qorshaynta Heerka 2-aad. Naga caawi ballaarinta gaaristayada Haddaanu nahay WSDOT, waxaanu ka shaqaynaa inaanu hubino inaanu wax ka dhageeysano dadyow kala duwan. Fadlan ka tixgali inaad naga caawiso hagaajinta dadaalladayada wacyigelinta adiga oo ka jawaabaya su'aalaha tirakoobka ikhtiyaariga ah ee soo socda. Jawaabahaagu waa qarsoodi waxaana lagu dari doonaa jawaabaha dadka kale. Waa maxay nambarka xaafadaada (zib kodhka)? Meeqa sano ayaad jirtaa? 18 ka yar 18-24 25-34 35-44 45-54 55-64 65-79 80+ Sidee isu aqoonsantahay? Dooro dhammaan kuwa khuseeya Nin Naag Aan labada ahayn Halkan kuma qorna (fadlan wax badan noo sheeg) Sidee isu aqoonsantahay? Dooro dhammaan kuwa khuseeya Indiyaan Amerikaan ama Dhalad Alaska Aasiyaan ama Aasiyaan Ameerikaan Madow ama Afrikaan Ameerikaan ah Hisbaanik ama Latino/a/x Bariga Dhexe ama Waqooyiga Afrika Dhaladka Hawaii ama Jasiiradaha Baasifigga Cadaan ama Kaucasian Halkan kuma qorna (fadlan wax badan noo sheeg) Luqadee ayaad ku hadashaa guriga? dooro dhammaan kuwa khuseeya Carabi Cantonese Ingiriis Mandarin Soomaali Isbaanish Tagalog Vietnamese Halkan kuma qorna (fadlan wax badan noo sheeg) Immisa ayuu ahaa dakhliga qoyskaaga 2021, canshuurta kahor? In ka yar $25,000 $25,000 ilaa $49,999 $50,000 ilaa $74,999 $75,000 ilaa $99,999 $100,000 ilaa $124,999 $125,000 ilaa $149,999 $150,000 ilaa $174,999 $175,000 ilaa $199,999 $200,000 iyo ka badan Ma garanayo Waa maxay heerka ugu sarreeya, ama heerka waxbarasho ee aad dhammaysatay? In ka yar dugsiga sare Dugsiga sare ka baxay Dhammaystay qaar ka mid ah kulliyadaha shahaadada Associate Shahaado jaamacadeed Dhammaystay qaar ka mid ah shahaadada jaamacadeed shahaadada Masterka Ph.D. Qalinjabin kale ama shahaado xirfadeed Robot ma aha + 2 = 5