English | Español | Tiếng Việt
State Route 900/Martin Luther King Jr. Way South oo ku taala Skyway waa wado marin aad loogu socdaalo ku taala una dhaxaysa Renton iyo Seattle. Hadda, marinka SR 900 malahan geesah wadada oo dhisan wuxuuna qabaa cilado dhanka shaqada iyo waxtarka wadada ah oo u baahan in la xaliyo. The Washington State Department of Transportation (WSDOT, Waaxda Gaadiidka ee Gobalka Washington) ayaa daraasad ku wada marinka SR 900 oo u dhaxeeya 57th Avenue South iyo xadiyada magaalada Renton si loo helo qaabab looga dhigo marinka mid u wanaagsan isticmaalayaasha.

Sida looga qaybgalo
Fadlan akhri agabka ku jira kulankaan furan ee oonleenka ah oo nala wadaag walaacyadaada iyo dookhyadaada. Jawaabtaadu waxay naga caawinaysaa qeexida higsiga bulshada ee marinka iyo inaan abuurno xeelado lagu samaynaayo hormarin.
Booqo bogaga hoose si aad wax uga ogaato marinka aadna noola wadaagto fikradahaaga:
Xog aruurinta iyo Talaabooyinka xigga
Guji batoonka “Next (Xigga)” si aad u aragto qariiradaha marinka.