Skip to main content
WSDOT online open houses

Fahamka Baahiyaha Mashruuca

Mashruucani wuxuu leeyahay baahiyo kala duwan oo haga naqshadiisa. Baahiyahani waxay ka caawiyaan WSDOT inay aqoonsato horumarada lama huraanka ah—iyo goobaha laga yaabo inay jiraan fursado lagu sii socon karo iyadoo lagu salaynayo jawaab celinta wakaalada iyo bulshada.

Sadex Nooc oo Baahiyaha ah

WSDOT waxay u qeexdaa baahiyaha mashruuca sadex qaybood:

Baahida Wadooyinka Aasaasiga ah iyo Dhamaystiran

Xaaladaha hadda Jira

Baahiyaha Ku Haboonaan ahaaneed