Skip to main content
WSDOT online open houses

Goobaha shaqada iyo jadwalka

Hordhac

Shaqaalaha dhismaha waxa ay ka shaqayn doonaan afar magaalo oo kala duwan: Burien, Des Moines, SeaTac, iyo Kent. Ogow waxa aad filan karto haddii aad ku safreyso aagga ama aad ku nooshahay ama aad ka shaqeyneyso meel u dhow. Waxaan bixinnay faahfaahin goob kasta oo dhismo ah.

Guji leydiyada sare ama isku xirka hoose si aad wax badan uga barato aqbaaraadka dhismaha aaggaas.