Skip to main content
WSDOT online open houses

Wadada SR 509/24th Ave South ilaa South 188th Street ee jidka deg dega ee cusuban

English  |  አማርኛ  |  简体中文  |  ភាសាខ្មែរ  |  پښتو ژبه  |  Af Soomaali  |  Español  |  Tiếng Việt

Soo dhawoow

WSDOT waxay ka bilaabaysaa dhismaha Jidka Gobolka 509/24th Ave South ilaa South 188th Street ee mashruuca wadada deg dega ah ee cusuban ee 2024. Mashruucani waa heerkii ugu dambeeyay, oo si dhammeeystiran loo maalgeliyey (Marxaladda 2) ee SR 509 Dhamaystirka Mashruuca.

Sida looga qeeyb qaato

Kulankan furan ee intarneedka wuxuu bixiyaa macluumaadka ku saabsan meelaha ay ka dhici doonaan shaqada dhismaha mashruuca iyo jadwalka dhamaystirka hawlaha ugu muuqda ee mashruuca.

Fadlan booqo boggaga soo socda si aad wax badan uga barato mashruuca ka dibna la wadaag su’aalahaaga bogga La Xidhiidh bogga.

Waxaad xog ka heli kartaa guriga furan ee onlaynka ah ilaa October 25 2024.