Naga caawi in aan kula socodsiino warbinada inta dhismuhu socdo! Waad ku mahadsan tahay booqashadaada warbixinta kujirto bogeena interrnetka ee Mashruuca Dhamaystirka SR 509! Fadlan ku dhiibo waxii figrad ah oo aad ka qabto mashruuca halkan. Suaalaha soo socda ayaa naga caawin doona inaan wax kamaqalo dadyow kala duwan. Dhamaan suaalaha waa ikhtiyaar. Jawaabahaadu waa kuwo qarsoon waxaana meel ladhigi kuwa ay iskumidka noqdaan. Seed isku taqaanaa? Nin Naag Mid koodna Wax kale Imisa jir ayaad tahay? Ka yar 18 18-24 25-34 35-44 45-54 55-64 65-74 75+ Waa maxay zip code kaaga? Sidee lagu aqoonsan karaa? (fadlan dooro dhammaan kuwa ku khuseeya) Hindi Mareykan ama Asal Alaska Aasiyan ama Aasiyan Mareykan Madow ama Afrikan Mareykan Hispanic ama Laatino Kasoojeedo Bariga dhexe ama waqooyiga Afrika Hawaiian asal ah ama jaziiraha pacific Caddaan Liiska kuma jiro (fadlan inoo sheeg) Waa maxay wadarta dakhliga qoyskaaga 2021, cashuurta ka hor? Kayar $25,000 $25,000 to $49,999 $50,000 to $74,999 $75,000 to $99,999 $100,000 to $149,999 $150,000 to $199,999 $200,000 to $250,000 Kabadan $250,000 Ma aqaano Luqadee ayaad ku hadashaa guriga? (fadlan door dhammaan kuwa khuseeya) Arabic Cantonese English Korean Mandarin Soomaali Spanish Tagalog Vietnamese Mid Kale (fadlan noo sheeg wixii dheeraad ah) Robot ma aha + 2 = 5