Skip to main content

Qaado Xog-ururinta

Tani waa fursadaada si aad u siiso wax la galiyo oo aad naga caawiso anaga marka aan qorshaynayno mustaqbalka. Waxaan rajeyneynaa inaan maqalno wax ku saabsan baahiyaha gaarka ah ee mid kasta oo ka mid ah isticmaaleyaasha Safety Rest Area (Badqabka Goobta Nasashada) oo ay ku jiraan darawallada mootada, darawallada xamuulka, milkiilayaasha RV, tabaruceyaasha, iyo dalxiisayaasha.

Qaado xog ururintayada onlaaynka ah oo noo sheeg sida aad u isticmaasho Safety Rest Area (Badqabka Goobta Nasashada) oo nala wadaag fikradahaaga.