Skip to main content

Safety Rest Area (Qeybta Nasashada Badqabka) Qorshaha Siyaasada Guriga Furan ee Onlaaynka

English |  الترجمه العربيه  |  简体字  |  简体中文  |  한국어  |  Русский  |  Af Soomaali  |  Español  |  Tiếng Việt

Kusoo dhawoow Washington State Department of Transportation (Waaxda Gaadiidka ee Gobolka Washington, WSDOT) Cusboonaysiinta oonlaynka ah ee Qorshaha Istaraatijiyada Goobta Nasashada.

Hadafka WSDOT ee Barnaamijka Safety Rest Area (Badqabka Goobta Nasashada) waa in lasiiyo badqabka socdaalka dadwaynaha, doorasho joogto ah inta ka hadhay
ee lagu gudo jiro wadada safarka. Qorshaha Safety Rest Area (Badqabka Goobta Nasashada) ama caawinta go’aanada taageeraya hawlaha maanta iyo asaaska hadafka barnaamijka mustaqbalka.

Collage of safety rest area/travel images

Tani waa fursadaada si aad u siiso wax la galiyo oo aad naga caawiso anaga marka aan qorshaynayno mustaqbalka.

  • La wadaag fikiradaada ku aadan barnaamijka Safety Rest Area (Badqabka Goobta Nashada) iyadoo la qaadanayo aragtida su’aalaha
  • Ogow wax ku saabsan Qorsahaha Safety Rest Area (Badqabka Goobta Nashada) iyo sababta aan hada u cusboonaysiinayno
  • Gal si aad u ogaato waxbadan oo ku saabsan Barnaamijka Safety Rest Area (Badqabka Goobta Nashada) horumarinta, iyo talaabooyinka