Skip to main content
WSDOT online open houses

Waa maxay isbadalada la tixgelinyay?

Washington State Transportation Commission logo

Laymanka jidka lacag bixinta degdega ah I-405 iyo SR 167 waxay isticmaalaan jid lacag bixin cajiib ah, taasoo ka dhigan qiimaha loogu safro leemanka waxay ku kala duwanyihiin xaaladaha baabuurta waqtiga dhabta ah. Qiimaha hadda waxay u dhaxeeyaan ugu yaraan $1 illaa ugu badnaan $15. Baabuur wadaagayaasha waxay ku isticmaali karaan leemanka si bilaash ah, waa haddii ay buuxiyaan sharuudaha daganaanshaha oo waqtiga maalinka.

Gudiga wuxuu qiimeynayaa isbadelo kala duwan oo suurtogal ah oo lagu hubinayo leemanka jidka lacag bixinta degdega ah ee I-405 iyo SR 167 waxay u howlgalaan sida wado aan toos aheyn oo 50-mayl ah, oo leh sharciyo iyo sharuudo is waafaqsan. Hoos waa isbadalada qaar oo hada la tixgeliyay.

Sare u qaadista qiimaha jidka lacag bixinta ugu badan laga bilaabo $15 ilaa $18:

  • Qiimaha jidka lacag bixinta ugu badan waxaa loo dajiyay si loo hubiyo kuwa isticmaalo laymanka jidka lacag la bixiyo inay arkaan waqti badbaadinta oo laymanka ujeedka guud.
  • Markii qiimaha jidka lacag bixinta uu gaaro meesha ugu badan, markale ma lihin awooda aan ku saxno qiimooyinka oo qaabka hubiso in darawaliinta isticmaalayo laymanka jidka lacagta la bixiyo waxay yeelanayaan safar dhaqso, aad loogu xisaabtamo.
  • Kordhinta qiimaha jidka lacag bixinta waxay bixineysaa wadooyin banaan oo badan nidaamka si loogu joogteeyo safar xawaare lagu xisaabtamo ee leemanka jidka lacagta la bixiyo, iyo darawalada qaar oo dooranayo inay isku saxaan wadada ay ku safraan (iyagoo ku biirayo baabuur wadaaga, qaadashada ku meelgaarka, ama doorashada leemanka ujeedka guud) sida ku saleysan qiimaha.

Keenista jidka lacag bixinta dhammaadka isbuuca ee wadada leenka jidka lacag bixinta degdega oo dhan:

  • Dhammaadyada isbuuca ayaa hadda bilaash ka ah leemanka jidka lacag bixinta oo I-405, iyadoo darawaliinta lagu dalaco lacag bixinta jidka dhammaadyada isbuuca oo isticmaalida leemanka lacag bixinta ee SR 167.
  • Isbadel suurtogal ah ee midaan waxay noqoneysaa is waafajinta sharciyada, taasoo yareyneyso jahwareerka safrayaasha, iyo ku caawinta taageerada dayactirka xawaaraha safarka lagu xisaabtamo ee wadada leenka jidka lacag bixinta degdega ah oo dhan.
  • Oo ay ku jiraan jidka lacag bixinta dhammaadka isbuuca oo labadaba ah leemanka jidka lacagta la bixiyo I-405 iyo SR 167 waxay ku caawineysaa ku deeqida daqliyo aad loogu baahanyahay oo lagu taageero dayactirka wadooyinka iyo hagaajinada wadooyinka qorsheysan.

Badelida sharuudaha baabuur wadaaga hadda ee ku safarka jidka lacag bixinta bilaashka ah:

  • Hadda la joogo, SR 167 waxay uga baahantahay baabuur wadaaga labo qof ama ka badan si ay ugu safraan leemanka jidka lacag bixinta bilaashka ah ee ku yaalo leemanka jidka lacagta la bixiyo marwalba. Meesha I-405, sharuuda baabuur wadaaga way ka duwantahay waqtiga maalinka, meeshaasoo sadex qof ama ka badan looga baahanyahay inta lagu jiro saacadaha mashquulka (5 – 9 a.m., iyo 3 – 8 p.m.), iyo kaliya labo ayaa looga baahanyahay saacadaha mashquulka laga baxo (9 a.m. – 3 p.m.).
  • Badelka suurtogalka ah ee la isu waafajinayo wadadoo dhan ayaa ah in lagu laasimo in HOVs ay ahaadaan sadex qof ama ka badan oo labadaba ah I-405 iyo SR 167 inta lagu jiro saacadaha mashquulka.
  • Saacadaha mashquulka ayaa sida suurtogalka lagu kordhin karaa hal saac oo subaxii ah iyo galabkii.
  • Sharciyo is waafaqsan waxaa loola jeedaa in darawaliinta aysan u baahaneyn inay xifdiyaan sharciyada waxay ku xirantahay meesha wadada ay joogaan. Waxaa sidoo kale loola jeedaa inaysan u baahaneyn inay badeshaan Kaarkooda Flex (Flex Pass) iyagoo ku safrayo wadada dheer.

Jawaab celinta guud

Su'aalaha tirikoobka iqtiyaarka ah

Gudiga Gaadiidka (Transportation Commission) waxay rabaan inay ka maqlaan dad badan oo kala duwan. Ka jawaabida su'aalaha xiggo waxaad naga caawineysaa inaan si fiican u fahamno cida isticmaaleyso wadooyinka jidka lacag bixinta ama xiiseynayo mowduucaan. Dhammaan jawaabahaaga waa iqtiyaar iyo qarsoodi oo waxaa loo isticmaalayaa ujeedooyin falanqeyn kaliya.

Sidee ayaad isku aqoonsan tahay? (Fadlan sax dhammaan kuwa ku haboon)/p>

Waa maxay luuqada(ha) aad uga hadashaa guriga (Dooro dhammaan kuwa ku haboon)

+ 2 = 5